Kooxda Bayern Munich oo xarun ka fureneysa dal ku yaalla Bariga Afrika

Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee dalka Jarmalka oo ka mid ah kooxaha ugu magaca weyn qaaradda Yurub ayaa la saxiixatay xiriirka kubadda cagta dalka Itoobiya, heshiis u ogolaanaya inay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ka furato akadeemiyaddeedi ugu horreysay ee ay ka hirgeliso qaaradda Africa. Maamulka Bayern Munich ayaa sheegay, in mashruucani ay … Continue reading Kooxda Bayern Munich oo xarun ka fureneysa dal ku yaalla Bariga Afrika